horgal Xasan Calooley Oo Laga xayuubiyay Xilkii Ugu magcawanaa Laascaanood Maleshiyaadka SNM
Maleeshiyaadka Maamulka SNM ee magaalada laascaanood ayaa maanta xilki ka xuyuubiyay Horgale Xasan Cashuur(Xasan Calooley) Oo ugu magcawnaa Xoghayaha Dawlada Hoose ee agaalada laascaanood.
Hogal Calooley Oo kamid ah Horgalada ugu magcawban maamulka Silaanyo Xoghayaha Dawlada hoose ayaa lasheegayaa ina maanta laga xayuubiyay Wixii uu uhayay Maleeshiyaadkaa ee xilku sheega ahaa.iyadoo xilkan loo magacaabay cabdi khayre oo uu adeer u yahay xaabsade oo maamulka somaliland wasiir ugu magacaaban.
Waxaana La sheegayaa in xasan cashuur Haatan Laga eryay iyagoo sheegay inay shaqada uga jooiyeen musuq maamusq baahsan inuu ka gaystay magaalada laascaanood,
Ninkan laga xayuubiyay Ayaa ka mid ahaa horgalada dadka shacabka ah ee reer khaatumo losoo adeegsaday si ay ufudeeyaan dhibaatooyinka maamulka snm uu kadawo Gudaha deegnada khaatumo.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Fu,aad Karaama Jaamac
Afbakaylenews@gmail.com