afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:32 am | Posted by

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Jaamac Siyaad oo ka hadlay Dhaawac Laascaanood Loogu gaystay Axmed Cabdi Timir oo kamid ahaa ganacsatada Gobolka Sool isla Markaana Canbaareeyey Falkaasi( Daao Full Vido)

caaqilka reer khayr ee jacamac siyaadCuqaasha iyo Waxgaradka Beelwaynta Jaamaca Siyaad oo Shir Balaadhan ku yeeshay Deegaanka Dandan ee Gobolka Cayn ayaa Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Dhaawac Dhawaanta Laascaanood loogu gaystay Axmed Cabdi Timir oo kamid ahaa ganacsada Gobolka Sool Magaca ku Leh, Waxaana Weerarkaasi Canbaareeyey ardaaga ay ka soo Jeedeen Kooxda falkaasi Fulisay.

Ugu horayna Waxaa Halkaasi ka hadlay Cheaf Caaqil Cabdi Jaamac Bile oo Dhaawac loo gaystay Ganacsadahaasi si Kulul u Weeraray kuna Tilmaamay inuu yahay fal aad u Fool Xun oo aan la aqbali karin, Waxaan uu ilaahay uga bariyey inuu Caafimaad Qabsiiyo Axmed Cabdi Timir Dhinaca kale Waxaa halkaasi ka hadlay Qaarkamid ah Nabadoonada iyo Waxgaradka Beeshaasi.

Halkan riix Oo daawo Video-ga Waxgaradka

Xafiiska Shabakada Afbakayl.com

Buuhood/Cayn

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM