DHAGAYSO+MR GACMAYARE HA LOO DIYAAR GAROOBO SANAD GUURADA MAAMULKA KHAATUMO
Ahmed Mohamed Xasan oo horay u ahaan jiray afhayeenkii Hore ee SSC Ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta u sheegay in ay fadhiga ka kacaan oo ay u diyaar garoobaan sanad guurada khaatumo state meel waliba oo ay jogaan 5 qof oo reer khaatumo ah waa in ay xusaan maalintii la dhigay maamulka kaahtumo