Mulkiilaha Cabdi Guray Plaza oo Casuumad Ufidiyey Qaar kamid ah Isimada Khaatumo & Wafdi kale (Sawrio)
Mulkii Laha Huteelka Abdiguray Plaza Oo Casuumad Mudane Axmed Cabdi Guray oo Kamida ganacsatada kasoo hayaan Dhanka Qurbaha islamarkaan Sida Wayn Uga Qayb Qaadaatay Horumarka Deeganada Khaatumo.
Ayaa Caawa Casuumad Usameeyey Qaarkamida Golaha Sare Ee Dhaqanka ee maamulka Khaatumo Iyo Dr Xabeeb Oo Ah Dhaktar Kutakha Khusay Xanuunka dhimrka & Sidoo kale masuuliyiin Katirsan haayada Huda.
Golaha Dhaqanka Ayaan dhankooda Ku Booriyey Ganacsade Axmed Cabdi Guray doorka Xoogan ee Uu kajiro Deeganada Khaatumo & Waliaba howl karnimada uu Ku Caanbaxay.
Masuuliyiinta kale Ee Haayada Huda & Digtoor Xabeeb Ayaan Dhankooda Ugu Mahad Celiyey Soo dhowayntii Axmed Cabdi Guray Ugu Sameeyay Markii Ay Dhawaan Soo Gaadheen Magalada Buuhoodle
