afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:04 pm | Posted by

{Video+Sawiro}Jaaliyada North America Oo Deeq Soo Gaadh Siisay Isbitaalka Laascaanood,

deeq lacageed cusbitaalka laascaanoodDeeqdan ayaa waxa soo dirtay Yaasmiin Jaamac C\bile iyo Xubanaha Lashaqeeya Deeqadan ayaa waxa Loo soo wakiishay Cali C\nuur Xaashi Deeqdan Ayaa waxa Lagudoon Siiyay Dr’C\Maxamed Buraale Madaxa Qaybta Tiibiida Isbitaalka, Laascaanood’ Deeqadan ayaan ahayn Tiiugu Hoaraysay Ee Yaasmiin iyo xubnaha Kale Ee lashaqeeya ay soogaadh Siiyaan isbitaalka Guud Ee laascaanood,

Ugu horayn waxa halkaas ka hadalay Cali C\Nuur Xaashi Oo u mahad Celiyay Yaasmiin Deeqaha aya soo gaadhsiiso iibitaalka Laascaanood waxa uuna yidhi Cali waa mid kudayasho Muadan Deeqaha Caynkan Oo kale ah.

Dr’C\ Maxamed’Buraale ayaa lagudoon siiyay Lacagataas Oo dhamayd $1000.waxa uu Dr;Buraale halkaas ka sheegay waxtarka aya lacagtani u leedahay bukanada kujira isbitaalka laascaanood waxa uuna halkaas oga mahad celiyay Yaasimiin iyo xubnaha lashaqeeya’ waxa uu yidhi Dr;ku dhawaantan waxa nasoo Gaadhay qalab aan xafiiska u isticmaalayno oo ay naga caawisay yaasmiin,

Sikastaba ha” a haatee xaalada isbitaalka laascaanood ayaa waxa uu yahay midmarkasta u baahan caawinaad Ruuxkasta Oo deegaanadan u dhashayna waxa ka saaran Masuuliyad’ inay caawiyaan Bukaanada kujira qaybata Tiibiida laascaanood iyo Guud ahaan xarumaha caafimaad ee kuyaal deegaanadan

Halkan Riix Oo daawo Video-ga Deeqdaas

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM