afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:06 pm | Posted by

Waa Tahshteen Reer Jubaland Ee Xamar Dadka Ka Qeylinaya Ha Naga Daayaan Carqaladeynta :Professor Gaandi Oo Ka Hadlay Halka Ay Mareyso Dhismaha Jubaland-State(Daawo+Video)

prof;-gaandiProfessor Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Jubooyinka iyo Gedo horeyna u ahaan jirey Wasiirkaa Gaashaandhiga DKMG Soomaaliya, isla markaasna ahaa Madaxweynihii Asaaniya, ayaa sharaxaad dheer ka bixinaya Howlgalka Jubooyinka iyo Gedo siduu kusoo bilowdey iyo sida uu Maamulkii hore ee lasameeyey(Asaaniya) isugu badaley Jubaland.

Mudane Gaandi wuxuu Wareysiga oo uu siiyey Somali Chanel ku bilaabayaa Taariikhda Goboladaan, wuxuu kaloo hoosta ka xariiqayaa in Shacabka Gobolku aysan cidna uga heybeysaneyn Aaayahooda, isagoo si cad ugu sheegaya qolyaha Xamar kasoo qaylinaya iney iyagu Xamar mustaqbal Caasimadeed u sameeyaan intey ku mashquulayaan Gobolo dadkoodu u tashadeen.
Gaaandi wuxuu Wareysiga ku cadeynayaa in Shacabka Goboladaan oo ka kakooban 38 Reer aysan dhici doonin in reerna iska arki waayo Maamulka, wuxuu yiri “Waa qorshe habeysan, waa Go’aanka iyo rabitaanka shacabka Gobolada ee halaga daayo Carqaladeynta”.

 

 

Halkan riix oo Daawo Hadalka Gaandi

video

 

 

 

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Abakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM