Deg deg: Dagaalkii oo Dib Uqaraxay & Hubka Culus oo laba Dhacaya
Iyadoo Saaka Sidaad Horayna Ubaahinay Uu Dagaal Ka Qarxay mudo kooban Socday Duleedka Magaalada Xudun ee Gobolka Sool Ayaa Haatan Wararka Naga Soo gaadhaya Waxay Sheegayaan In Dagaal Culus oo hada Dib Uga Qarxay.
“Dagaalka Wuu Socdaa Hada, Waxaa Laba Dhacaya Hubka Waawayn ee Lays Dhaafsanayo , Daryanka Waxaa laga maqlayaa Meelo Aad udurugsan” Sidaas waxaa Yidhi goob Jooge ku Sugan Duleedka Xudun.
Dagaalkan Ayaa hada Xoogiisu Bilowday lamana Ogaga Goorta uu Istaagi Doono, Wuxu Imanayaa Dagaalkan Iyadoo Ciidmamada Maleeshiyada Kooxda Somali land ay Duulaano Xaqdaro ah kusoo Qaadeen Deeganada Khaatumo State.