afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:48 am | Posted by

Faah faahin & Wararkii udanbeeyay Dagaal ka Dhacay Duleedka Xudun (Dhegayso)

Wararka naga soogaadhaya magaalada xudun ayaa sheegaya in saaka uu dagaal ka qarxay marlabaad buurta xagrin ee duleed degmada xudun ee Gobolka Sool.

Dagaalkan Ayaa Qarxay kadib markii Ay Fooda is Dareen labo kor joge oo ka kala tirsan Ciimada maleshiyaadaka Kooxda somaliland iyo Xoogaga Maamulka khaatumo.

Dagaalkan Xooganaa Laysna Dhaafsaday Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Islar markaana Socday In Mudo Ah Ayaan La Ogayn Qasaaraha ka Dhashay iyo Inta uu Le’eg yahay.

Habada Si Aanu Faah Faahin Dheeriya uga Helo Ayaa Waxaanu Goor dhowayd Khadka Taleefanka ee Duleedka Xudun kula Xidhiidh Wariye Yuusu Dheere : Hoos Ka Dhegayso Waraysiga Dagaalka Saaka.

((Dhegayso Waraysiga Dagaalka & Wararkii Udanbeeyay))

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM