afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:08 am | Posted by

Wasiirka Arrimaha Gudaha Khaatumo Oo Casho Sharaf Loogu Sameeyey Abudhabi(Daawo+Video)

Yaasiin axmed sulubGabdhaha khaatumo ee jooga isutaga imaaraadka ayaa casho sharaf u sameeyay wasiirka arimaha gudaha ee maamulka khaatumo state Eng. Yaasin Axmed Sulub. Gabdhaha ayaa wasiirka waraysi dheer layeeshay. Wasiirka ayaa dhinaciisa aad ugu mahadceliyay gabdhaha sharafta leh ee soo qabanqaabiyay munaasabadan.

 

Halkan Ka Daawo Video-ga

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM