Dabaal Dega Sanad Guurada khaatumo Oo meelo badan Ka Socda
Waxaa Qaybo badan oo kamida Deeganada maamulka Khaatumo State iyo Guud ahaan Qaaradaha Kala Gadisan Ee caalamka maanta Si Toos ah Uga Socda Dabaal Dega Sanadguurada 1aad ee Maamulka Khaatumo State.
Dabaal degan Ayaa hada Ka Bilaabmay Qaybo badan oo kamida Deeganada Dalka Gudihiisa Ah Iyoadoo habaynimada Caawa ahna La Filayo Inay Ka Bilaabmaan Qaybaha Kala Duwan ee Daafaha Caalamka.
Sawirada, Muuqaalada Iyo Warbixinaha la xidhiidha Dabaal dega Sanad Guurada Khaatumo State Haka Fogaan
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Fu,aad Karaama Jaamac
Afbakaylenews@gmail.com