afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:43 pm | Posted by

Xafladii Sanadguurada Khaatumo State Ee Magaalada Toronto (Video+Sawiro)

Sanad GuuroWaxaa xalay magaalada Toronto Lagu qabtay xaflad ballaadhan oo loogu dabaaldegayey sanadguurada koowaaad ee kasoo wareegtay aasaaskii maamul goboleedka Khaatumo State.

Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah losoo agaasimay waxaa goobjoog ka ahaa qaybaha kala duwan ee jaaliyaddaha soomaalida ku nool magaalada Toronto iyo gobolka Ontario.
Waxaa kaloo kasoo qaybgalay siyaasiin ka socota dawlada Canada oo ay hogaaminayso MP Kristy Duncan oo laga doortay xaafada Etobicoke North iyo kuwo ka socda dawladda hoose ee Toronto, oo xaflada khudbado kasoo jeediyey.
Xafladan waxaa lagasoo bandhigay maqal iyo muuqaal ka hadlaya waxa u qabsoomay maamulka Khaatumo State mudadii sanadka uu jiray.
Sidoo kale waxaa xaflada heeso wadani iyo khaatumo lagu amaanayo ka qaaday fanaaniin ay hogaaminayso fanaanada weyn ee Fadumo Cali Nakruum

Halkan Riix Oo daawo Video-ga

Halkan Kadaawo Sawiro dheeraad ah

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM