Daawo Fanaan Sadiiq Iidle oo ka tumay Xafladii Jaaliyadda Holland Ee Khaatuma State
Iyadoo Siwayn Loogaga dabaal Degay Dalka Holan Xaflada Sanad Guurada 1aad ee Maamulka Khaatumo State , Isla markaana Laga Jeediyey Qudbado kala Gedisan Ayaa Dhankooda Waxaa halkaasi Wacdaro kala gedisan ka dhigay Fanaaniinta Soomaaliyeed.
Dhankii Fanaanka Qarniga Fanaan Sadiiq IIdle Ayaa Halkaasi kasuu Bandhigay hees yaableh oo Siwayn Uruxday Dhamaan Bulshada Khaatumo & Umada Soomaaliyeed Xaflaadaasi kasoo Qayb Gashay.
Halkan Riix Oo Daawo Wacdaraha Fanaan Sidiiq
