afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:46 pm | Posted by

Daawo:- Xafladda Sanadguurada 1AAD Khaatumo Australia 2013, Qudbado, Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqankaha,Heeso & Wacdarihii Melbourne Australia

Khaatumo-300x155Dhamaanba Daafaha Caalamka iyo Deeganada Khaatumo State ay si balaadhan Uga Socotay Munaasibada loogu Dabaal degayo Sanad Guurada maamulka Khaatumo State.

Ayaa Dhinaca Kale Waxaa Xaflad Si balaadhan loosoo Agaasimay Lagu Qabtay Melbourne australia Taas oo Ay wacdaro ka dhigeen Dhaman Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada khaatumo & fanaaniinta Soomaaliyeed.

Waxaa Madashaasi Laga Jeediyey Qudbadan Ka Hadlaya Xaalada Deegaanada khaatumo State iyo Sanad Guurada 1aad.

Fanaaniinta & Abwaanada Ayaa halkaasi kusoo Bandhigay Heeso Cajiiba & Ciyaaraha Dhaqanka somaliyeed ee kale .

Halkan Kadaawo Video-ga Xafladaas

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM