afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:23 pm | Posted by

Taleex oo si balaadhan looga xusay maalinat Khaatumo iyo Aasaaskeeda,{Daawo+Sawiro}.

Waxaa Maalinimadii shalay Oo ku beegnayd 1/12/2013 Laga xusay Sanad Guuradii Kowaad ee maamulka Khaatumo ayaa waxaa,Magaalada caasimada u ah maamulka Khaatumo mee Taleex, ayaa waxaa ka dhacay xuskii sanadguurada Khaatumo State, waxaana halkaas ka soo qaybgalay madax sar sare oo ka tirsan golaah wasiirada ee dawladda deegaabka Khaatumo State, xafladan ayaa ka dhacday halkii lagu Aasaasay khaatumo ee barde Khaatumo oo ku yaal  duleedka magaalada taariikhiga ah ee Taleex.

Waxaana marti sharaftii ka mid ahaa , wasiirka madaxtooyada Mukhtaar Ibraahim Xamashi, wasiirku xigeenka Arimaha bulshada C/Fataax Cusmaan dhalac, gudoomiyaha degmada iyo AGaasimayaal ka tirsan dawlad deegaanka Khaatumo

Sawir Qaade Cabdirisaaq Jaamac Geele

2013-01-12 05.22.322013-01-12 05.26.472013-01-12 05.29.112013-01-12 05.31.402013-01-12 05.32.182013-01-12 05.33.042013-01-12 05.52.182013-01-12 05.55.412013-01-12 05.56.502013-01-12 05.56.502013-01-12 06.16.53

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM