afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:50 pm | Posted by xudun

Degmada Awrboogays Oo Ka Tarsan Gobolka Sool Ayaa Maalintii Sadaxaad Dabaaldaga Sanadguurada Maamulka Khaatumo state Ay Ka Soconayaan(daawo) (vidio)

boocameSanadguurada maamulka khaatumo ayaa damaashadka iyo dabaaldega lagu xusayo sanadguurada maamulka khaatumo maalintii sadaxaad ka socota magaalada arwboogays oo ka tirsan gobolka soolb
Iyadoo xaflada ay ka soo qabgaleen maayarka degmada qalin axmed cashuur iyo xubnaha maamulka degmada ururada dhalinyarada ururka haween isboortiga
dhanka kale ayaa intay xafladu so cotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaarah hidaha iyo dhaqan ay degaanadaas caanka ku yihiin

Isku soo wadaduuboo xaflada loogu dabal degayo sandguurada maamulka khaatumo ayaa tadobaadkan oo dhan ka so conaysa degaada maamulka khaatumo

yuusuf abdi xasan cadde

Halkan Kadaawo Wacdaraha Reer Awrboogays

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Degmada Awrboogays Oo Ka Tarsan Gobolka Sool Ayaa Maalintii Sadaxaad Dabaaldaga Sanadguurada Maamulka Khaatumo state Ay Ka Soconayaan(daawo) (vidio)”

  1. prince
    January 14, 2013 - 7:39 pm

    Aaad iyo aad baad u mahadsantihiin reer awrboogays sida aad u xusteen sanad guuradii khaatumo state ilma adeerayaal xabada inaan ridno weeye dhamanteen uma baahnin oo kaliya sanad guuro meel kasta aan joogto dhulka dhulbahante in xabada laga rido weeye sidani waa gunimo baa ina haysata dhamanteeen ,

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM