afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:09 am | Posted by

Xafladii Sanad Guurada Khaatumo State Ee Ka Dhacday Magaalada London (Daawo Sawiro)

Waxaa magaalada London lagu qabtay Xaflad si weyn loogu dabaal dagayay Sanad Guuradii kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Maamulka Khaatumo State Of  Somalia.

Xafladan oo ayso qayb galeen Bulshada kala duwan ee Reer Khatumo sidoo kale waxaa ka qayb galay Golaha Maamulka Khaatumo iyo qaar ka mid ah Qolaha G11.fanaaniin halkaasi ka qaaday heeso lagu amaanayo deegaanada khaatumo waxaana xafladaas ka hadlay masuuliyeen badan

 

 

Halkan ka Daawo Xafladdii London

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Xafladii Sanad Guurada Khaatumo State Ee Ka Dhacday Magaalada London (Daawo Sawiro)”

  1. ubax
    January 14, 2013 - 10:14 am

    wooooooooow london waxa ka dhacdey xaflad weyn oo leysku arkey dhamaan dadkii oo aad u qurxu baden maansh alaah sanadguuro wangsan dhamaan reer khaatumo guul iyo gobnimo

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM