DAAWO SAWIRO+VIDEO:Wacdaraha Xafladii Sanadguurada Khaatumo ee State of Somalia Seattle
Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay xuska sanad guurada koowaad ee ka soo wareegtay dhismihii mamul goboleedka Soomaliyeed ee Khaatumo ayaa ka dhacday magaalada Seattle.
Xafladan oo ahayd mi si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa kulmisay dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan.
Waxaana goobtaa hadalo taageero iyo talagelyaba isugu jiray ka soo jeeday waxgaradkii ka soo qabygalay munaasabada lagu maamuusayay maamulka Khaatumo State oo gu` jirsaday.
Sidoo kale  waxaa iyaguna ka soo qayb galay munaasabadan madax ka socotey magaalada Seattle iyo gobolka Washington.
HALKAN KADAAWO VIDEO



























































