afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:59 pm | Posted by

Daawo:Heshiiskii Daarood Ee Kismaayo Iyo Odayaasha Oo Ku Baaqay In Xalay Dhalay Laga Noqdo Wixii Horey U Dhacay

Daawo:Heshiiskii taariikhiga ahaa ee Beelaha Daarood oo Kismaayo ka dhacay iyo xalay dhalay laga noqday cuqdadihii ay dhex dhigeen dagaal-oogayaal Beeshan ka tirsanaa oo isku leyn-jiray dadkan wada dhashay si ay jaranjaro uga dhigtaan dhiigooda,iyagoo sheegay in Beeshan Jubooyinka iyo Kismaayo degan  ay madaxa isu gelin-jireen fidno-wadayaal,balse hada kadib lagu heshiiyay in hangool la isaga qabto dagaal-oogayaashii hore lana mideeyo Bee-weyn Daarood ee Jubooyinka iyo Gedo degan.

Halkan riix Oo Daawo Guusha Soohoyatay

video

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM