afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:59 am | Posted by

Daawo Heesta Sanadka “Calanka Khaatumow Ha Dhicin” OO Ka MId Ahayd Hesihii Laga Qaaday Xafladii Khaatumo Ee Mpls, MN

Calanaka-Khaatumo-300x200Waxaanu markale halkan idiinku soo gudbinaynaa heesta cusub ee lagu magacaabo “Calanka Kahaatumow Ha Dhicin” oo uu midhaheeda leeyahay abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax ayna si talantaali ah ugu luuqaynayanaan hobolada magaalada Minneapolis, MN. Heestan oo loo qiray inay tahay heesta sanadka ayaan idin leenahay nala daawada

Halkan riix oo Daawo heesta

calanka khaatum

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM