afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:48 pm | Posted by

London: Sawiro Jaaliyada hawenka Khaatumo oo Casho sharaf ufidiyey Madax katirsan Khaatumo +Video

Hawenka Jaaliyada Khaatumo State ee Magalaada London Ayaa casho sharaf ugu Sameeyay Magaalada London Casho sharaftaas oo kadhacday Makhaayada Caanka ah e idman Restaurant.

Casho sharaftan oo loosameeyay Xubno ay kamid ahaayeen Gudida Fulinta g11, Wasiiro iyo Xubno Kale , Xubnahaas oo ay kamid ahaayeen Prof Cali Khaliif galaydh,  Prof Ali Ciise Cabdi,  Cabdirashiid Macalin Faarax, Wasiirka arimaha Gudaha Khaatumo state Yaasiin Axmed Sulub, Wasiir kuxigeenka Kheyraadka dabiiciga ah Cabdi Shube, Afhayeenka Kicinta iyo Abaabulka Khaatumo State Maxamuud Cilmi dhuuto.

ugu Horayn waxaa xafladaas Furay Gudoomiyaha jaaliyada Khaatumo state ee London Uk Abdale Cagalule , Waxaa aayado quraan iyo wacdi ku furay Shiikh Cali Xasan Shire oo kamid ah Gudida jaaliyada Khaatumo state ee London.

Waris Cabdi iskatoos oo kamid ahayd Haweenka Khaatumo oo soo qabanqaabiyey xaflada ayaa iyana Hadal kasoo jeedisay Xaflada.

Jaaliyadaha Haweenka Khaatumo State Ayaa Door Xoogan kaga Jira Horumarka Deeganada Khaatumo laga Gaysanayo & Dadalaada Xoogan ee Dibu Xoraynta Deeganada Khaatumo State

Ama Halkan Kadaawo Sawiro Badan

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM