Xaalada Caafimaad Oo lagasoodayrinayo Deegaano katirsan Gobolka Sool(Dhagayso+Waraysi)
Dr max/ed xamse jaabari oo taqaqus u leh xanuunada habdhiska taranka ku dhaca intabadan ayaa modooyinkan hawlo caafimad ka waday degaano badan oo ka tirsan gobolka sool sida arwboogays sarmaayo iyo kulaal iyadoo ay xaalada caafimad ee degmooyin ay aad u hoosayso inta badan aanay helin dhakhaatir isla markaana uu dr jaaberi uu noo sheegay in uu hawlo badan oo qalin iyo daawenba uu ka soo sameeyey kulaal sarmaayo iyo arwboogays
hadana uu ku soo laabta degmada xuddun oo ka bilaabidoona hawlaha caafimadka sida qaliinka iyo cudurada kale ee ku dhaca habdhiska dadka