afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:34 pm | Posted by

Faah Faahin Dheeraad ah Dagaalkii Galabta ee Ka qarxay Duleedka xudun

Wararaka naga soo gaadhaya magaalada XUDUN ee ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka SNM, ayaa sheegaya in halkaas dagaal culusi goordhawayd ku dhexmaray xaq u dirirka Khaatumo iyo maleeshiyaadka ambadka ah ee SNM.

Dagaalkan ayaa qarxay ka dib markii horjoogaha u sareeya maleeshiyaadka SNM oo lagu magacaabo Ismaaciil Shaqalle uu si dhumasho ah ku soo galay aaga ay joogaan maryo calastiisu. Dagaalka oo la isku adeegaday hub waa weyn ayaa ugu danbeyntii waxaa cararay danbiile Ismaaciil Shaqalle oo ilaa hada aan la ahayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, asagoo la baxsaday shangaadhi halka baabuur kalena laga gubay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in baabuur jidka uga xumaaday,isla markaana uu gudoon ku yahay agagaarka GAWSAWEYNE, ayadoo la sheegay in ciidamo raadco celin ah  ay ku raadjoogaan Gacan ku dhiiglahaas.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM