afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:40 am | Posted by

Prof- Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Qeyb Qaatey, Barnaamijka Falaqeynta Ee Somalichannel, .(Daawo Maqal Iyo Muuqaal

Prof- Cali Khaliif Galeyr, Oo ah Xildhibaan Somaliyeed sidoo kalena ah xildhibaan kasoo jeeda deegaanada maamulka Khaatumo State Of Somalia.

Prof- Cali Khaliif ayaa wareysiyo badan iyo suaalo uu Tellevion ka Somalichanel Isaga oo ka qeyb qaadanaya Barnaamijka Falaqeynta ee Somalichannel Tv kaga hadley waxyaabo badan oo aad muhiim u ahaa in ay ogaadaan shacabka Somaliyeed.

Sidoo kale Prof-Cali Khaliif yaa talo-galyo u direy Madaxweynaha Dalka Somalia;- Xasan Sheekh Maxamuud, Yadoo Prof- Cali Khaliif Galeyr sheegay in ay jirto in uu Madaxweynuhu ku kacayo Hawlo badan oo aan loo baahneyn lagana fileyn in ay kasuurtoobeyso.

Hadaba Hoos Ka Daawo Mujaahidka Reer Khaatumo State” Prof-Cali Khaliif Galeyr”.

Halkan ka Daawo waraysigii Galaydh

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM