HAMBALYO HALYEEY-XILDHIBAAN AXMED JAAMAC FIDHBOOL.?
Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabada,Midnimada iyo CadaaladdaCodka Somalida damiirka,dareenka,dadnimadda iyo qiiradda nool
leh waxaanu halkan si diiran farxadeeda leh hanbalyo wadaniyadeed
uga direeynaa Halyeey-Xildhibaan-Axmed Jama Fidhbool ku guuleeystay
Xildhibaanimo Barlamaanka Federaalka Switzerland waana qofkii ugu
horeeyeey oo ka soo jeeda Jinsiyadda Somalia,waana Xildhibaankii
2-aad oo dal yurub MP ka noqday(Xildhibaan-Waaberi ayaa Sweden)
Barlamaankooda ka mid ah.

Mudane Xildhibaan Axmed tallaabo horumarkeeda,waayo aragnimo,
dadaal,aqoon iyo karti weyn ayaad muujisay kuna mudan tahay inaad
ka mid noqoto barlamaan ka mid ah kuwo aduunka ku biiriistiisu ugu
adagtahay kana mid ah kuwo nidaamka iyo quwaaniin xeerinta ugu
caansan,waana tallaabo guusheeda leh wax weyn ka bedeli doonta
sumcadda Jaaliyadda Somaaliyeed oo heer hoose loo eegaayeey,
waxaanu ku rajeeyneeynaa wax qabad muuqda,horumar siyaaasadeed
iyo guulo dhinac walba leh(dalkaaga hooyo iyo dadkaaguna caawin iyo
taakuleeynba kaa mudan Halyeey Axmadoow)guushaaduna ku dayasho
mudan.

-Ustaad-Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab)-
-Afhayeenka Guud:-Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed
Nabadda,Mdnimadda iyo Cadaaladda.
-sharifhassan_50@hotmail.co.uk
-Jan-18-2013.