afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:38 pm | Posted by

Xafladii Sanadguurada Koowaad Ee Khaatumo State Of Somalia Ee Lagu Qabtay Magaalada London UK (Video)

Waxaan idiin soo gudbinayna fiidiyowgii aanu idinka diyaarinay xafladii loogu dabaal degayey sanad guurada koowaad ee khaatumo state of somalia, taasi oo lagu qabtay caasimada midowga boqortooyada ingiriiska ee London, hadaba waxaad nala daawataan qaybtii koowaad ee xafladaasi sida ugu dhakhsaha badana waxaanu idiin soo gaadhsiin doonaa qaybta labaad hadii alla awooda lihi ogolaado.  Waxaana isugu kiin soo dubariday bahda Aftaag Production oo idin leh sidaasi iyo kulanti dambe oo xiisa leh….

 

 

 

DAAWO XAFLAD HALKAN HOOSE

Daawo Xaflada

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM