DHAGAYSO:-Khasaarihii Xalay Kadhashay Dagaalkii Xalay Ee laascaanood Iyo Maamulka Khaatumo Oo ka hadlay
Guurtada Danab oo Katirsan Ciidamada Xaqudirirka Khaatumo State Ayaa Xalay Dagaal Culus lagalay maleeshiyadka Jabhada SNM oo Kusugnaa Duleedka Kurta Siyidka.
Halkaasi waxaa Ka Dhashay Qasaare Laxaadleh oo Lagaadhsiiyey Maleeshiyada Kooxda Jabahada SNM oo Isagu jira Dhimasho Iyo Dhaawac.
Halkan Riix Oo dhagayso Waraysiga Oo Dhan
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Fu,aad Karaama Jaamac
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com