Top Video: Siciido Shiino oo Hees Uqaaday Cadowtoosiye (Daawo)
(Ha U Ruc laynin meel – Aan Rixinkaa ku noolayn )
Fanaanada Siciido Shiino kamida Fananada Soomaaliyeed gaar ahaan kasoo Jeeda Deeganada SSC ee Maamulka khaatumo State Ayaa Hees Cajiiba Utirisay Saleebaan Cadowtoosiye oo Xilku Sheeg ka haya Maamulka Dhiigyacab Siilaanyo.
Fanaanada Ayaa Sidoo kale Cabiraysa Karaamada iyo Sharafta Mr Saleebaan uu ku Dhex lahaa Dhamaan Bulshada SSC .
Sidoo kale Fanaanada Ayaa waxaa Heesteeda ku Jira Qayb ay kaga Hadalayso Sida Mr Cadowtoosiya (Xaglotoosiye) oo marba meel Ugu Firxanayo Dadkiisan uga Cararayo.
Halkan Ka dhagayso Heesta