afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:27 pm | Posted by

Xafladii Khaatumo State Ee Dalka Imaaraadka Carabta-(Video+Sawiro)-


khaatumoMunaasibad si wayn loo soo abaabulay ayna kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee reer khatumo state ee ku dhaqan wadanka imaaraadka , waxgarad, haween iyo  marti sharaf badan kuwaas oo ka kala yimi  meelo fog fog si ay u xusaaan sanadguurada  kowaad ee aasaaskii maamulka Khaatumo state.

Xaflan ayaa waxay ku bilaabantey jawi quruxbadan oo ay ka muuqatey farxad .Xafladan ayaa waxa halkaas abaal marino Lagu gudoon siiyay xubnihii ugu firfircoonaa arimaha bushada Ee Jaaliyada Khaatumo ee UAE.

Xafladan ayaa waxa ay ahayd mid wacdaro gaara wadatay oo aad loola dhacay waxaana halkaas lagu soo bandhigey ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka,gabayo,buraan buro waxa madashaas iyaguna qayb wayn ka qaatay hablaha reer Khaatumo Ee Dubai.

Halkan Riix Oo Daawo Video-ga Xaflada


khaatumo2

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM