DHAGAYSO:-Halyeey Axmed Jaamac Fiidhbool oo Warbaahinta Khaatumo uga waramay guushiisii Taariikhiga ahayd ee Golaha barlamanka Switserland,
Waxaad halkan ka maqli doonaa waraysi xaasaasi ah oo shabakada Allssc ka qaaday muwaadin Ahmed Jaamac Fidhbool, kaasoo uu ku sharaxayo waxyaalaha uu umada Soomaaliyeed u qabanayo iyo kuwa Khaatumoba. Wuxuu ka mid ahaa mufekeriintii iyo Aasaasayaashii dawlad goboleedka Khaatumo State.
HALKAN KA DHAGAYSO.