Daawo+Video:-Sheekh Axmed Madoobe Oo Shir Jaraa,id Kuqabatay Magaalada Kismaayo
Godoomiyaha maamulka kumeel gaarka ee gobolada Jubooyinka Sheekh Axmed madoobe ayaa saaka shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa kuyaala xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo.Gudoomiyaha ayaa ka hadlay arimaha maamul usameynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo,xiriirka ka dhaxeeya maamulkiisa iyo Dowlada dhexe iyo la dagaalanka Alshabaab.Shirkii Jaraaid ee gudoomiyaha oo maqal iyo muuqaal ah hoos ka daawo
Halkan Riix Oo daawo Video-ga