afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:15 am | Posted by

Faah Fiihin Dagaal Saaka ka dhacay Duleedka Demada Xudun Ee Gobolka Sool

Wararka ka imaanaya degmada Xudun ee gobolka Sool, ayaa ku soo waramaya in halkaas goordhawayd uu ka dhacay iska hor’imaad xoogan oo u dhexeeya maleeshiyaad ka tirsan kuwa Siilaanyo iyo xoogaga xaq u dirirka Khaatumo ayaa ka dhacay jiida hore ee buuraha.

Maleeshiyaadkan oo qaab gaadmo ah isku soo abaabaulay, isla markaana ahaa sahan ayaa waxaa helay ciidanka ilaalada ee gaarka ah, kuwaasoo ka il horeeyey isla markaana khasaare nafeed u gasyatay.

Warar aanu ka helnay dad ku sugan Xudun waxay noo xaqiijiyeen in dhimasho soo gaadhay kooxdii gaadmada ahaa, ka dib markii laga il horeeyey waxaana fiigahoodii ay galeen meeshii ay ka soo duleen, halak qaarkalena weli la la yahay maadaba aysan deegaanka kala aqoon oo ku ambadee.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM