afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:10 am | Posted by

Maamulka Khaatumo Oo Tacsi Udiray Eheladii Uu kageeryooday Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Puntland Marxuun Xasan Daahir Af Quradh

calanka khaatumoWasiir ku xigeenka wasaarada xidhiidhka debada iyo jaaliyadaha ee Maamul goboleedka Khaatumo Xasan Cali Jaamac oo la hadlayey warbaahinta ayaa tacsi u diray allaha ha u naxariistee eheladii, qaraabadii, iyo asxaabtii uu ka baxay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland marxuun Xasan Daahir Maxamuud (Af-qudhac) oo saaka ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kadib markii uu marxuunka maalmihii ugu dambaysay xanuun soo wajahay isla markaasna loo qaaday dhakhtar ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya si loogu soo daweeye halkaasi.

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale tacsi taa la mid ah u diray bulsha weynta kasoo jeeda deegaanada Khaatumo, isagoona wasiir ku xigeenku illaahay ugu baryey marxuunka inuu naxariistii jano ka waraabiyo.

 

Allaha ha u naxariistee madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland marxuun Xasan Daahir Maxamuud (Af-qudhac) ayaa inta badan lagu xasuustaa hawl karnimo, cadaalad, iyo gudashada wajibaadkiisa shaqo, waxa uuna ahaa qof illaahay ku xidhan dhanka cibaadada.

Halkan Ka Dhagayso

 

Wariye Abdirahman Wadani

Email axmedyare1001@hotmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Maamulka Khaatumo Oo Tacsi Udiray Eheladii Uu kageeryooday Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Puntland Marxuun Xasan Daahir Af Quradh”

  1. Aar
    January 23, 2013 - 12:42 am

    Maxaa wiilasha loogu laynayaa meesha hadii kuwii dhulka dayacayba Title loogu tacsiyadaynayo.

    Reply
  2. misskhatumo
    January 23, 2013 - 4:10 am

    inalillahi waa inaa ilehi rajucuun illahay naxariisti jano hasiyo marxumka amin dhaman familigana samiir iyo iman hakasiyo amin to Aar qofka islamka ah waa lo tacsiyadeyaa haduu dhul dayacay iyo hadii kalebaa isagaa manta bahan qofkastana wuu dhiman insha allah marka adiigu ha isku xidhin qof dhintay oo tacsii lo diray iyo wiilal dhulkoda uu dhimanayaa igana rali noqo if iam wrong

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM