CalaaCalka SNM-Ta Iyo Aqoonsi La Aanta Ku Dhacday (Video)
Calaacalka snm-ta iyo aqoonsi la aanta ku dhacday siilaanyo iyo waxa uu wato wheshiiskii dawlada maraykanka iyo soomaaliya waxaa lagu gaadhay in maamulada ay hoostagayaan dawlada soomaaliya.
Heshiiskaas waxa auu dhaawac wayn u gaystay maleeshiyaadka uu siilaanyo madaxda u ahaa ee in badan ku taamayay in ay kala jaraan soomaaliya hadama heshiiskii dawlada maraykanka iyo soomaaliya hoos ka daawo