DHAGAYSO;-Madax Wayne Axmed Karaash Oo ka hadlay Dagaalkii Shalay Ee Degmada Xudun
Madax Waynaha Maamulka Khaatumo ayaa Maanta Warbaahinta Mar uu Waraysi siiyay ayaa ka Hadlay Dagaalkii Shalay Ku dhexmaray Ciimada Maleeshiyada SNM iyo Ciidamada Maaulka Khaatumo,Madax Wayne Axmed Karaash ayaa Sheegay In ay khaasre aad u Balaadhan ay Gaadhsiiyeen qowlaysatada Ciimada SNM.
Axmed karaash ayaa sookale sheegay Inay Gawaadhi Dagaal ay ka gubeen Maleeshiiyadka SNM ee duulkaanka Kusooqaday Dhulka Khaatumo.