afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:41 am | Posted by laascaanood

Odayaasha Xudun Oo ka hadlay xasuuq ay gaysteen ciidamada somaliland (Maqal)

reermiyiQaar kamid ah odayaasha degmadda xudun ee gobolka sool oo maanta la soo xidhiidhay warbaahinta ayaa waxay ka hadleen xasuuq ba,an oo ciidamada maamulka somaliland u geysteen dad reer miyi shacab ah oo degan degaano hoos yimaadda degmadda xudun ee gobolka sool.

Odayaashan oo kala ahaa Faarax xaashi siciid, Cabdilaahi Axmed Ducaale, Tawakal Xaaji Axmed, Iyo Waliba Faarax ducaale faarax ayaa dhamaantood waxay sheegeen inay hayaan cadayn muujinaya falal ka baxsan bani,aadnimadda oo ay ciidamada maamulka somaliland ka gaysteen degaanadan kadib markii shalay looga adkaaday dagaal ay la galeen ciidamada maamulka khaatumo,

Odayaashan ayaa waxay ugu baaqeen dawladda soomaaliya inay indhaheeda ku soo aragto waxyaabaha ay ku kaceen ciidamada somaliland maxkamadna la soo taago kuwii ka dambeeyay xasuuqan loo geystay dadka rayidka ah

 

Halkan ka Dhegayso

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM