afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:38 pm | Posted by

Sidee Looga Xusey: (Buuhoodle) Mawliidka Nabiga NNKH -(Video)-

Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaalka Xaflad lagu xuseyey mawliidkii nabi muxamed {scw} ayaa maanta ka dhacdey magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ee xafladaasi ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ehelu suna wajameeca ee magaalada buuhoodle.

Munaasibadan Balaadhan Ayaa Waxaaa Kasoo Qayb Galay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada ku Dhaqan Maagaalada Buuhoodle.

Sidoo kale Waxaa Dhankooda Kasoo Qayb galay Masuuliyiin Iyo Madaxda Sare ee Maamulka Khaatumo State oo uu Hogaaminayay Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Maxamed Yuusu Jaamac.

((Halkan Daawo Maqal iyo Muuqaal))

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM