afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:21 pm | Posted by

Top video:Ciyaartii Jaandheerta Ahayd iyo Xafladii khaatumo Nairobi (Daawo)

Afbakayle (Nairobi) waxaanu Halkan Idinku Soo Gudbinaynaa Wacdarahii iyo Ciyaartii Habala Khaatumo State ay kusoo Bandhigeen Munaasibadii Balaadhnayd ee loogu Dabaal degayay Sanad Guurada Khaatumo State ee ka dhacday magaalada Nairobi.

Munaasibadan Ayaa waxaa laga Jeediyediyey Qudbado kala Duwan , Suugaan iyo Wacdaro kale oo Qayb ka ahaa dabaal dega.

Habada Waxaaad Nala Daawataan Ciyaartii Hidaha iyo Dhaqanka + Dhaantadii Halkaasi Haweenku Kusoo Bandigeen.

 

 

((Halkan Daawo Wacdaraha))

 

Dhaanto

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM