DHAGAYSO:-Maamulka Khatumo Oo kawar Bixiyay Xaalada degmada xudun Oo Dhawaan Dagaalo Ka dheceen
Maamulka Khaatumo State Ayaa Faah Faahin kabixiyey Xaalada Guud ee Deeganadii Ay Ka Dhaceen Dagaalada Udhexeeyay Falaagada Waqooyi Galbeed (Somali land ) iyo Ciidamada Xaqudirirka Maamulka Khaatumo State.
Wasiir Kuxigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Khaatumo C/fataax Cismaan Dhalac Ayaa Faah faahin Kabixiyey Dhibaatada Ciidamada Jabhada SNM (Somali land) Ay Gaysteen deeganada Ay Duulaanka ku Qaaadeen Iyo Dagaaladii Cuslaa.
Dhinaca kale Wasiirka Ayaa Fariin Culus Udiray Dawlada Qaran ee Dalka Soomaaliya Taas oo Ku Aadan Arimaha iyo Xasuuqa Ciidamada Maamulka Siilaanyo Ay Kawadaan gobolada Kamida Dalka Soomaaliya.
Ugu Danbayntii Wasiirka Ayaa Daaha Ka Qaaday Arimo Xaasaasiya oo Quseeyada Deeganada SSC ee Maamulka Khaatumo & Xaalada Colaadeed.
((Halkan Dheeho))