Maqaal: Quusashada iyo Qalbijabka SNM.
Horaa loo yiri ” habar dhali weysay, aleelo ku waalatay”. Ka dib markii inta ka hartey jabhaddii snm ee ummadda Soomaaliyeed fadqlalaysay, ee maanta loo haysto inay dulmiyeen dadka Soomaaliyeed, siiba da’yartooda ku dhaqan hargaysa iyo Berbera, ee lagu akhriyo snm ama Snm-land, ayay hadda waxa soo waajihay wadhi aanay hore u maleysan.
Snm, marna cindigooda ma gelin, beenta iyo huuhaada ay la hoos gableeyaan wiilka yar ee Wallesh-ka u dhashay, laga soo doorto galbeedka UK, wax kastaba ha ku laaluusheene arrinkii waa soo dabago’ay (siilaanyow dhiciwaa).
Haddii aynnu dib ugu laabanno, wax magaratadii xag jirka ahayd ee snm haba ugu horreeyyeen Siilaanyo iyo Maygaag samatare, waxaa suura geli waayey beentii Ingrissku ku akhriyey markii ay wax ku soo tuurtuurayeen maatadooda, isla nmarkaasna u barakicinayeen Xarshin, dhoqoshay.
maanta, faysal Cali waraabe, oo ka tirsan denbiilayaasha u eedaysan ummadda Soomaaliyeed, kana mid ahaa maskax ku dhiiglayaashii naafeeyey nadaamka dawliga ah ee Soomaaliya, ilaa haddan u qaybiya da’yarta dulman sunta loo yaqaan S/land ama snm, ayaa aflabadii yeeray dorraad, markii uu arkay madax weynaha soomaaliya iyo Mareykanka oo wada shaqayn ku ballamay.
faysal cali Waraabe, oo inta badan lagu xanto inuu yahay SAFIIH, ama nin maskaxdiisu aaney juusto ahayn, ayaa ku hadaaqay ereyadan “aqoonsiga la aqoonsadey Soomaaliya, waxay dhabarjab ku tahay Soomaaliland”. Faysal, isgoo ku abtirsanaya, isla markaasna ku hanweyn inuu Ingiriis gumaysto awowgii, ayuu naftiisa ku qanciyey, kala qoqob ummadda Soomaaliyeed ee ku wada noolayd edegga qura muddo hadda lagu qiyaaso laba kun oo sano (2000 sano).
wuxuu rabaa, in Ingiriiskii dusha ka rarey isaga iyo ahalka uu ku abtirsado, inuu ka dhigto qareen ugu dooda halla gooni yeel qabiilka ISAAQA, illeyn Ingiriis waa ogyahay inaan afarta qabiil ee kale islamarkaasna degta waqooyiga dalka inaanay ka ogolaanayn kala qoqobka ummaddayada iyo qoos qoosaynta macno darrada ah; waxaa nool raggii karbaashey Ingiriis una diiday inuu gaaleeyo dadka Soomaaliyeed, taas oo ahayd muhimdda kowaad ee gumaystaha, isla markaasna kala qoqobo dadka diintu walalaaysay.
Quusashada iyo qalbi jabka ku dhacay somaliland, waa mid aaney marnaba ka filanin xayndaabkooda,
Haddana, waxay ku sandullaysan yihiin, inay dib u qoraan, dhammaanba taariikhdi sunta loogu darey caruurtooda, sida waa layna xasuuqay, oo caruurtu marna isweydiin kari weysay maxaa naloo xasuuqay sabab?
Ugama jawaabi karaan su’aashaas qaaliga ah. Waxay ku abaabiyeen caruurta ay wax u dhigaan, inay wax ku ahaayeen Ingiriis, ayna tahay geed ka go’an soo celinta Ingiriis iyo danihiisii ahaa inuu dhusha ka raro, ama dulleysto illeyn waa gaale.
Snm, taariikh soo yaal ah bay u leedahay, iany gaal uun garabsadaan, oo waxaan xusuustaa, mid ka fidnoobay mujaahidiintii DARAAWIISHTA, bal fiirso erayadiisa “muslinnimo ninkaa kugu dhaqayn mu’minimo khaasa, GALL MAXASTA KUU DHAWRA OO AAD MAGANSATAA DHAAM”. Bal qubxigaa iyo faajirnimadaas heerka gaartey wax ka dhaha akhristow.
Gebogebada maqaalkeenna, waxaan u sheegaynaa, snm, sed bursi kaa xaaransan, Soomaalina waxaad ka tahay 2%, iimaanso wixii aad hesho.
Dekadaha oo ah kuwo federal ah iyo weliba garoomada diyaaradaha, waxaa dhisay, kuna tacbay Muxammad siyaad Barre, hal bulukeeti maydan saaran, haddana inaad nidaam dawlo oo snm ahaan muhandistaan waa mid kaa maqane, halagu hago snm ey, sidii horeba halyeeyada Soomaaliyeed kuu hagi jireen.
Eng. ibndariiq.
Tanac tanacdu waa inan gumeed tamaradiisiiye
waligiin ayad ku hadaaqi jirteen inuu isxaaq yahay 2 iyo wax kasii yar waligiina inaan idin duleeyo oo jabku idinku danbeeyo mooye waxkale aad ka dhaxashaan lama arag waana sidaas aanu go aansanay arinku inaan wax danbe soomaaliwen la dhaho oo aad qudhaabataan inaanay jiri doonin e iska iimaansada sida aan hadba idiinku taliyo