afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:50 pm | Posted by

Akhriso Akhriso Beesha Ugaadhyahan Ee dhulbahante Ee magaalada Laascaanood Oo Bayaan Adag Soosaartay

Kulan maalmahanba Uga soconayay Beesha Ugaadhyahan Ee Dhulbahante magaalada Laascaanood ayaa Waxaa Lagu so gaba Gabeeyay Gudaha Magaalada laascaanood,Shirkan Oo dhawaanahanba Kasoconayay magaalada Laascaanood ayaa Waxan Beeshu kusoo dhiseen gudi Gudaas ayaa waxaa ay Maanta Shirkaas Ka soo saareen Go,aamo Adag.

Shirkan Oo ay Iskugu yimaadeen dhamaan Ganacsatada ,culumaa udiinka, wax garadka, indheedgaradka iyo haldoorka beesha Ugaadh Yahan ayaa Maanta Lagu Soogaba Gabeeyay gudaha magaaladaas.

Bayaanka Ay soosaareen Gudiga beesha Ugaadhyahan Ee laascaanood ayaa Sidatan u dhignaaa

 b

BAYAAN

Wabilaahi Towfiiq – Goor dhow Video Iyo Codad

 

 

Halkan Hoose Daawo Sawirada - DSC06596DSC06597DSC06598DSC06599DSC06600DSC06601DSC06604DSC06606DSC06609

 

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM