Dhagayso:- Abaandulaha Ciidamada Khaatumo Oo Digniin Kaba Dambays Ah U diray Meleshiyada SNM
Maxamed Raage oo ka mida Hogaamiyayaasha Sare ee Hogaaminaya Ciidanka Khaatumo State ee Aaga Xudun Oo Baaq Digniin ah U Diray Maleeshiyada SNM,Isagoo Sheegay Inaanay Marnaba Ku ladayn Dhulka Khatumo Inta Ay taako kamid ah Ay ku jiraan ciimada Jamhada SNM.
