afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:36 am | Posted by

Garaad c/nuur cali awdeer iyo Wafdi culus oo uu hogaaminayo oo lagu soo dhaaweyey xagardheer waqoyi bari kenya(Sawiro)

Jaaliyada dhulbahante ee xagardheer waqooyi bari Kenya oo xaflad soo dhaweyn iyo hanbalyo ah u qabtay

garaad cabdinuur caliawdeer

Oo ah garaadka dhulbahante ee jubooyinka iyo wafti uu hogaaminayo oo ka soo kicitimay magalada Nairobioo lagu

Caleema saaray 23/12/2012 iyado garaadka iyo waftigiisu ayaa safarku soo mareen  magalada garisa ee xarunta gobolka

Waqooyi bari Kenyaayaa waxay malinimadii shalay soo gaadheen xagardheer halkaas oo dhamaan waxgaradka iyo

Cuqaasha, hooyooyinka iyo dhalinyarada beesha dhulbahante si weyn ugu soo dhaweeyeen

Sidoo kale waxaa xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay xerada xagardheer

iyadoo uu garaadku ugu danbayntii

Shir allbaabadu u xidhanyihiin la qaatay jaaliyada dhulbahante ee xagardheer sidii looga tashan Lahaa deegaano

dhulbahante dago oo deegaamayn laga samaynayo iyo xaalada maamul u samaynta maamulka jubaland

Oo dhawaan la filayo in uu ka furmo kismaanyo

dhamaan dadweynihii halkaas ka soo qayb galay ayaa garaadka

Ugu duceeyey in xilkaa loo igmagaday ILLAHAY  u fududeeyo uguna hanbalyeye xilka loo doortay maadaama

Uu yahay garaad cusub iyagoo geestooda sheegay inay si mugleh ula shaqayn doonaan garaadka cusub

Ugu danbayn waxaa duco ku soo khatimay garaadka oo ka warbixiyey in safarkiisu uu ahaa mid is barasho iyo

Wada tashi beesha uu garaadka u yahay oo uuna aad ugu faraxsanyahay soodhaweynta loo sameeyey

 

Isku soo wada duuboo garaad cabdinuur ayaa noqonaya garaadkii dhulbahante ee ugu horeeyey ee soo gaadha xeryahani

Dhadhaab oo ay ku dhaqan yihiin dad aad u badan oo ka soo jeeda beesha dhulbahante oo qaxoonti ku ayaa mudo dheer.

 

 

Maxamud c/tuulo

Xagardheerkenya

p

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM