afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:11 pm | Posted by

Dawladda Ingiriiska oo sheegtay in magaalooyinka maamulka Siilaanyo ay noqdeen hoy Argagixiso, uguna baaqday Wakiilada Hay’adaha inay Si dag dag ah uga Baxaan

Xafiiska Arrimaha Dibedda ee dalka Ingiriiska ayaa ku amray dhammaan muwaadiniinta u dhashay dalkaasi,ee jooga Somaliland in ay si deg-deg ah ugasoo baxaaan.
Sababta waxuu xafiisku ku sheegay inay jirto khatar gaar ah oo ku aadan ammaanka dadka reer galbeedka ee jooga maamulka Somaliland.
Xafiiska Arrimaha Dibeda ee dalka Ingiriiska ayaa hore u soo saaray digniin ah in aan loo socdaalin guud ahaan dalka Soomaaliya oo ay ka mid tahay Somaliland, Wuxuuna hadda xafiisku soo saaray digniin degdeg ah oo amraya muwaadiniintiisa in laga soo baxo Somaliland.
Digniintan ayaa daba socota mid la soo saaray toddobaadkii hore oo looga digay muwaadiniinta Igriiska inay ka soo baxaan magaaladda Benghazi ee bariga dalka Liibiya, ka dib ay soo baxday khatar soo foodsaartay dadka reer galbeedka.

Xigasho Halkan Riix

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM