Gudoomiyaha gobolka sool Ee maamulka SNM Oo Xabsi Guri Ugu xidhan Magaalada Hargaysa (Dhagayso)
Mid ka mid ah kuwa u adeega maamulka kooxda SNM ee waageedii sii dhacayo ayaa ka waramay xubno laba ah oo lagu xidhay magaalada Hargaysa, ee Siilaanyo ka taliyo, halkaasoo uu ka wado xasuuq iyo xadhig ka dhan ah dadka aan ka soojeedin beeshiisa H/Jeclo, sidoo kale waxa aasaguna ku sugan hargaysa Mahad Canbaashe oo ka mid ah Caadaqatayaasha u adeega SNM oo asagana la sheegay in lagala xaajoonayo inuu dagaalka XUdun galo hadii kale asagana la marin doono meesha saaxibadii Jeniyare iyo Qasse mareen oo ah Jeelka kutaantaleh.
Halkan Riix Oo ka Dhagayso
