Prof Cali Khaliif Galeydh: Soomaaliland waxa ay lamid tahay Ximan & Xeeb iyo Puntland [Dhageyso]
Prof Cali Khaliif Galeydh ayaa mar uu ka qayb galay kulan si aad u qiimo weyn uu usoo agaasimay u dhaqdhaqaaqaha arimaha bulshada ee jaaliyada Soomaalida Ee dalka maraykanka ayaa Mar su,aalo laga Way diiyay meeshiyada somaliland ayaa sheegay in somaliland aanay ka duwanayn Maamulada Ximan iyo xeeb iyo puntland oo kale isla markaana aanay jirin wax Gooni isutaagi kara.
