Daawo+Video+Sawiro:-Banaan Bixii Maanta Kadhacay Magaalada Buuhoodle
Waxaa Maanta magaalada buuhoodle Ee xarunta Gobolka Cayn ka dhacay Mudaharaad Balaadhan Oo lagaga Soo horjeedo Xubno kasoday maamulka Faroole,Waxaana Banaan baxan Sooqaban Qaabiyay Bulshada kala duwan ee kudhaqan magaalada Buuhoodle.
Halkan Rii Oo Ka Daawo Video-ga Banaan Baxa
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Buuhood/Cayn
Afbakaylenews@gmail.com










