Dhagayso:SnM Oo Ka Qayliyey hadalki Dowlada Britian Kuna Tilmamay Shirqool
Maamulka SNM ayaa ka hadlay hadal kasoo yeeray Dowladda Britain kaasi oo ku aadanaa in Dowladda UK ay ka digtay in muwaadiniinta dalkeeda udhashay inay isaga baxaan deeganada maamulka Soomaaliland.
Wasiirka Wasaarada arimaha dibada maamulka SNM Maxamed C/laahi Cumar oo la hadlay warbaahinta kadib kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha wasiirada maamulka Soomaaliland ayaa wuxuu sheegay in hadalka kasoo baxay Dowladda UK aysan waxba udhimeen maamulka SNM.