afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:31 am | Posted by

Budhcadkii ugu weeynaa ee dalalka Yurub oo laqabtay warbxin+Video

Ciidamada Booliiska dalka Spain ayaa ku guuleeystay in ay soo qabtaan ninkii ugu weeynaa Mafiyada kaas oo in mudo ah laga baadi goobayay dalal ku yaala Qaarada Yurub. Ninkaan oo u dhashay dalka Ruushka waxaa la la qabtay 3 nin iyo hal Dumar ah.

Ninkaan oo dhanka Tuugnimada iyo kala iibsiga Hubka gacan loogu taagay waxa uu sidoo kale Xariif weeyn ku ahaa isaga oo dalalka Yurub soo galin jiray Lacag EURO Buk ah ka dibna waxa uu ka dal dalan jiray Lacagta nadiifka ah kaas oo la sheegay in ay dhankiisa ku maqan tahay Aduun kor u dhaafaya 56-Milyan oo Euro.

Ninkaan Mafiyada ah ayaa waxaa la shaaciyay in ay adkeed si lagu qabto maadaama uu aad u taxadar badnaa waliba ahaa Tuug hubeeysan oo waliba sameeystay rag saaxiibadiis ah oo kor ka waardiyeeya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM