afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:39 am | Posted by

Faah faahin Qaraxii Saaka Magalada Muqdisho iyo Sawiro (Daawo)

Akhristayaasheena sharafta lehw axaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa dhagarqabe katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo doonayay inuu qarax ka Geysto xafiisyada dowlada.

Gaar ahaan hooyga ra.isuwlasaaraha oo ku qarxay goob dibeda ka ah kaltuuradii talyaaniga kadib markii uu arkay sida ay u feejiganyihiin ciidamada ilaalada ka aha goobahaasi oo eysan usuuragelin inuu gudaha ugalo.

Waxaana Goobta uu qaraxan ka dhacay ay aheyd meel Banaan ah oo eysan jirin cid kusugan maadama ay ahyed xili hore oo waaber ah

1

2

4

8.

10

14

15

17

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM