Madaxda Khaatumo State Iyo Isimada Oo Ku Kulmay Buhoodle(Daawo+Video)
Shir ay isugu yimaadeen Isimada Buhoodle iyo madaxda Maamulka khaatumo State, ayaa maanta Ka dhacay Buuhoodle..
Kulankan waxaa lagaga arrimo ay ka midyihiin xadhiga Agaasimihii Wasaaradda Waxbarashada Somalia, Muuse Faarax Xayd, farogelinta Puntland ee maamulka Khaatumo iyo Amniga magaalada Buhoodle.
Halkan Riix Oo Daawo Video-ga
